Taliyihii Ciidamada Nabad Sugida Dhuusomareeb iyo askar la socotay oo la dilay

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegaya in goordhaw qarax miino lagu dilay taliyihii ciidamada Nabad sugida magaaladaasi iyo askar la socotay. Qaraxan oo ka dhacay inta u dhaxeysa deegaanka Ceel Dheere iyo magaalada Dhuusomareeb ayaa lagu dilay taliyihii ciidamada Nabad sugida Dhuusomareeb Cabdirashiid Cabdi Sheekh-doon Qooje Yare  iyo askar … Continue reading Taliyihii Ciidamada Nabad Sugida Dhuusomareeb iyo askar la socotay oo la dilay